Kommentarer på: Af-soomaali

Av: abdoufatah
salamou alaykoum.

waxaan odhankaraa waa wax lagu faano alhamdulilah runtii waa wax ifarxad galiya markaan maqlo amaba arko qof dhalinyar ah oo somali ah oo wax lagu farxo sameeya adiguna hamze kudayasho ayad mudantahay hadii ay noqoto kuwa jooga geeska afrika(dalkii) iyo kuwa jooga qurbahaba inkasta oo siyaasada somalia runtii marayso meel xun hadana dhalinyarta weeye kuwa badali kara heersarena gaadhsiinkara.waxaan ku talinlahaa anigu dhalinyareey toosa oo ku fekera meel sare inaad gaadhaan oo dalkiina iyo dadkina waxtartaan taas ayaa idin khayroon iskana dhafa balwada iyo qabyalada.

ilaahayna ka baqa.

waad mahadsantihiin

Av: Mahamud
hei hamza jeg har lest somali weyn avis og så jeg litt info om deg og det høres bra ut  send meg melding og sikkert du får støtte fra meg og alle mine venner og de som jeg kjenner til å stemme for deg

Av: Hassan Osman
waan ku farxay sida wanaagsan ee xilkasnimada,maskaxnimada, iyo waayo aragnimada leh ee aad wax ugu qortay, waxaan kugu dhiiri geliyanayaa ha daalin, hore u soco, kana sii badi, somalidu waxay tidhaahdaa “DADAALAA XAAJI CABBAAS WAA GAADHI WAANA DHAAFI KARAA” ilaa xad ayaad u mahad san tahay mudane Xamse

NAIROBI

Av: Abdullahi Ibrahim
Asalaamu calaykum sxb hamsa, marka ugu horeeya aad ayaan kaaga hambalyaynayaa hawshaan weyn ee aad u istaagtay, sxb walaahi  waxaad tahay qof ku dayasho mudan hawsha aad haysana waa hawl aad u muhiim ah, waxaan kuu rajaynayaa inaad gaartid hamigaaga.

Aniga runtii waxii talo ah marna kaala bakhayli maayo, waxaana rajaynayaa qof walba oo somalia ah inuu saas samayn doonol.

Av: Mohammad Ibrahim
dhamaan waad salaaman tihiin.

waa wiil soomaaliyeed oo ku nool kenya walaal aad iyo aad

ayaan uga farxay calashaan waxaan ku dhihi lahaa haka

daalin waxaadna mudan tahay ku dayasho….

Av: Ahmad Muhammad
Assalamu alaikum dhammaantiin

ka dib sxb waxaan ahay qof soomaali ah.

waana farxad inaad qorto qoraal noocaan oo kale ah weyna fiican tahay in laguugu garabsiiyo waana ku farax sanahay horumarka aad tiigsaneso waxaan rajeynayaa iney kugu deydaan dhammaan dhalinta soomaaliyeed….

Av: xasan
sxb aad ayaan  umahad santay sida aad  udaabacday iyo waliba sida aad iskugu haw layso inaad wanakeenii iyo kan aan daganahayba  waxa ka dhacaya aad dadk somaliyeed  usoo ban dhigto aad ayaan kuugu hamnabal yaynaa waxaanan ku leeyay halkaa kasii wad sxb ilaahayna hakugu garab galo

Av: ashraf
shgcsv  z xvabcn nc

Av: said
sxb waa mahadsantahay waxaan ahay qof soomali ah waa ku faraxsanahay sida quruxda badan oo aad u qortay  iyo sida hadalka u wanaajisayba ha daalin xaalda ka jirta geeska africa