Kommentarer på: Frustrasjonlogisk

Av: 5 minutters berømmelse: Ayaan Hirsi « Udvider horisonten ……
[...] hun et job i en amerikansk krigsarkitekt firma AEI som blandt andet har ført USA i Irak (læs i Hamza, den somalisk-norsk folketingskandidats blog 2 udgave 2007 ) Mit politiske forbillede”Jamen, [...]

Av: hamsa
Waad mahadsantahay Qaas, bulshada reer galbeedka waa mid aynu ka midnahay, markaa sidii aynu uga mid noqonlahayn ee aynu iskugu dhex noolaan lahayn inaka iyo kuwa inaga danbeeyaaba ayaa muhiim ah in laga shaqeeyo. Cadawgeena aynu iska celinaynaa waa kuwa taa ka soo horjeeda, ha madoobaadaan ama ha cadaadaane. Waan isku dayayaa in aan soo qoro qoraale kale, laakiin wakhtigan oo xili fasax ah ayaan ee suurtogelinahayn. Ha sayeeshe si deg deg ah ayaan u soo noqonayaa oo doorashadda golaha degaanka ee Norway ayaa soo dhow. Markaa waxaa igu khasab ah in aan firfircoonaado maadama aan musharax u ahay xisbiga Sosialistisk Venstreparti. Waxaan rajayanaa in dadka soomaalida ah ee jooga Danmark na sidaa iyo si ka sii wanaagsan u dadalaan oo la iska qabto dadka umadaha isku diraya.

Av: qaas
Hej Hamza

Walaalo waxaad qortay tidskrift cajiib ah, siiba waxaan ka helay sida aad gabadhii soomaaliyeed ee reer galbeedka iska yeelyeesha ahayd oga jawaabtay  Waxaa mudan in la isweydiiyo sidaad soo shegtayba, qof ‘krigsarkitekt’ ushaqeeya sida loogu sheego ‘forkæmper for frihed’ ?

Med hensyn til 1.udgave: Inshallah marajeynayo in ay waxbarashadu ku aamusiindoonto ee waad ku sii adadkaan doontaa. waxaan rajeynayaa in aysan shaqsiyadaada si xun ubadalin ilaa siwanaagsan mooyaane.

Waa loo baahanyahay in ay jiraan dad badan oo soomaaliyeed’jecel soomaalinimada’ oo kadibna barta bulshada reer galbeedka, sababtoo ah markaad baratid bulshada cadowgaaga ah ayaad iska celinkartaa.

walaalo waxaan kugu waaninayaa in aad sii wadid qoritaanka tidskriftigaas, waanan sugayna den 3.udgave af Frustrasjonlogisk.

asc

Av: Kuria
Salaan.

Dee saxiib maqaalkan ku saabsan jamacada dee waa sidaad sheegtay oo waxay rabaan ayaan filayaa inay dadka qufushaan, waxaan xasuustaa markii aanu wax dhiganaynay waxaanu odhan jirnay markaaanu aragno mid kuraagay jamacada oo diyaarinaaya mastergradka, waar ninkani uu qufulanyahay. Teori gii lagu akhriyay ayuu cabay oo wax kale fahmi maayo. Arinkaas qufulaada horta waa dadka dhigta samhällsvetenskap ka ayay u badan yahiin. Waxaan filayaa qofka caba toeri gooda, akhristana boogaagta kale ee dunida aan Vestiga ahaynu soo saarto, intuu isu geeyo kala baxa fikrad kaas ayuun baa samaynkara wax u gaar ah kana basankara Qafilaada lagu hayo ardayda reer galbeedka. Waxaa layaab ah, iminka adigoo sidaas durtaba wax u fahmay sidee ayaad u sii wadikari doontaa Høyre utdanning?? Haddii aad ka dhex toostid Førelesningkana dad badan ayaa ku karahiyaysanayaa oo moodaaya inaad xaqiraysid Verdier  koodii. Wan ku fahmay inaad halkan u furatay inaan lagu caabudhinkarin,heheh. Waxaan filayaa inay Ilawaaladii ku gelisay fikrada badan oo ah, xagay salaadu ka qabsoomiladahay. Waxay ila tahay poroses dheer inaag geli doonti,heheh. Iskana ilaali inaad Profosseryadiina kaga joogsatid faraha.